RW Kheyre oo ka hadlay khilaaf la sheegay inuu dhexmaray isaga & madaxda Puntland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan degaanada Puntland ayaa ka hadlay warar soo baxay maalmahan oo sheegayay in booqashadiisii Puntland uu hareeyey khilaaf siyaasadeed. Khayre ayaa beeniyey Wararkaas, isagoo sheegay inay faafinayaan kuwo fashilmay oo buu yiri caadeystay inay xumaan kaliya raadiyaan. “Waxaa jira kuwa mar walba raadiya Xumaanta, waxaan leeyahay … Continue reading RW Kheyre oo ka hadlay khilaaf la sheegay inuu dhexmaray isaga & madaxda Puntland